Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay xidigaha Bollywoodka ee ugu labiska xun todobaadkii lasoo dhaafay waxaana u badan atiriishooyin inta badana iyaga la qiimeeyaa Style-kooda iyo labiskooda.

Todobaad walba waxaa lasoo aruuriya sawirads laga qaado jilayaasha oo meelo iyo goobo kala duwan ku kala sugan sida xaflado, bandhig Filim, sameeyn Fashion iyo meelo kale.

Best Dressed: Kareena Kapoor Khan, Deepika Padukone's fashion choices win hearts and how

Sawiradii laga soo aruuriyo waxaa lagu sameyaa isku shaandheen iyadoo laga soo saarayo jilayaasha labiska qurxan ee ilqabadka leh soo xirteen todobaadkaas iyo kuwa labiska soo jiidashada laheen fagaaraha la imaadeen.

Hadaba todobaadka jilayaasha labiska wanaagsan soo xirteen ee Style saxan laga helay misane Bollywoodka katirsan waxay isugu Kareena Kapoor, Deepika Padukone, Rajkumar Rao, Jhanvi Kapoor iyo Kartik Aryan.

https://www.instagram.com/p/B5-F8c8l8wl/
https://www.instagram.com/p/B57D_gJJ2PB/
https://www.instagram.com/p/B54VueDga85/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here