Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay xidigaha Bollywoodka ee ugu labiska xun todobaadkii lasoo dhaafay waxaana u badan atiriishooyin inta badana iyaga la qiimeeyaa Style-kooda iyo labiskooda.

Todobaad walba waxaa lasoo aruuriya sawirads laga qaado jilayaasha oo meelo iyo goobo kala duwan ku kala sugan sida xaflado, bandhig Filim, sameeyn Fashion iyo meelo kale.

Best Dressed: Yami Gautam, Sunny Leone, Bhumi Pednekar's fashion choices left us impressed

Sawiradii laga soo aruuriyo waxaa lagu sameyaa isku shaandheen iyadoo laga soo saarayo jilayaasha labiska qurxan ee ilqabadka leh soo xirteen todobaadkaas iyo kuwa labiska soo jiidashada laheen fagaaraha la imaadeen.

Hadaba todobaadka jilayaasha labiska Wanaagsan soo xirteen ee Style saxan laga helay misane Bollywoodka katirsan waxay isugu jiraan Yami Gautam, Sunny Leone, Bhumi Pednekar, Sonakshi Sinha Iyo Karishma Tanna.

https://www.instagram.com/p/B5pd_riFUvs/?utm_source=ig_embed
https://www.instagram.com/p/B5rbRVfgweK/
https://www.instagram.com/p/B5p3W5-Hz4t/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here