Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay xidigaha Bollywoodka ee ugu labiska xun todobaadkii lasoo dhaafay waxaana u badan atiriishooyin inta badana iyaga la qiimeeyaa Style-kooda iyo labiskooda.

Todobaad walba waxaa lasoo aruuriya sawirads laga qaado jilayaasha oo meelo iyo goobo kala duwan ku kala sugan sida xaflado, bandhig Filim, sameeyn Fashion iyo meelo kale.

Worst Dressed: Malaika Arora, Vidya Balan, Kiara Advani fail to slay with their sartorial choices

Sawiradii laga soo aruuriyo waxaa lagu sameyaa isku shaandheen iyadoo laga soo saarayo jilayaasha labiska qurxan ee ilqabadka leh soo xirteen todobaadkaas iyo kuwa labiska soo jiidashada laheen fagaaraha la imaadeen.

Hadaba todobaadka jilayaasha labiska xun soo xirteen ee Style saxan laga waayey misane Bollywoodka katirsan waxay isugu jiraan Kiara Advani, Malaika Arora, Sonakshi Sinha, Rani Mukerji iyo Vidya Balan.

View this post on Instagram

#filmfareglamourandstyleawards… tap for credits

A post shared by Malaika Arora (@malaikaaroraofficial) on

https://www.instagram.com/p/B5oqGz_niMH/?utm_source=ig_embed
https://www.instagram.com/p/B5yfsROhjCA/?utm_source=ig_embed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here