Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay xidigaha Bollywoodka ee ugu labiska xun todobaadkii lasoo dhaafay waxaana u badan atiriishooyin inta badana iyaga la qiimeeyaa Style-kooda iyo labiskooda.

Todobaad walba waxaa lasoo aruuriya sawirads laga qaado jilayaasha oo meelo iyo goobo kala duwan ku kala sugan sida xaflado, bandhig Filim, sameeyn Fashion iyo meelo kale.

Worst Dressed: Anushka Sharma, Ananya Panday, Ayushmann Khurrana make us go blah with their fashion outings

Sawiradii laga soo aruuriyo waxaa lagu sameyaa isku shaandheen iyadoo laga soo saarayo jilayaasha labiska qurxan ee ilqabadka leh soo xirteen todobaadkaas iyo kuwa labiska soo jiidashada laheen fagaaraha la imaadeen.

Hadaba todobaadka jilayaasha labiska xun soo xirteen ee Style saxan laga waayey misane Bollywoodka katirsan waxay isugu jiraan Ananya Panday, Karisma Kapoor, Shilpa Shetty, Anushka Sharma iyo kuwa kale.

https://www.instagram.com/p/B5xh2qQlRPJ/
https://www.instagram.com/p/B52_F90gvxk/
View this post on Instagram

India Moderne ✔

A post shared by AnushkaSharma1588 (@anushkasharma) on

https://www.instagram.com/p/B544DQjBUxp/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here