iyadoo ay adag tahay in labada lamaane oo caan ah inay in badan isla noolaadaan Iyagoo aan wax khikaaf ah soo kala dhex-galin maanta waxan ku hayaa lamanayaal kala tagayn kuwaaso isla noolaayeen mudada ugu badan

midaas waxa ay dhibaato ku tahay ninka madaama uu marka hore guursanaayo gabar ama atariisho qurux badan iyadoo markii ay kala tagaayeen ku xujaysa lacago fara badan haduu xitaa uu u diido lacagahaas waxa ay ka dacweenaysaa maxkamada

laakiin aktaro qaar ayaa mar hore ka fakiray arimahaas inaysan qabsanin sida shahid kapoor oo guursaday gabar aan caan ahayn sidoo kale waxa uu dhexda kaga jiraa nolol caadi ah maanta waxan ku hayaa lacagaha aktaradan siiyeen xaasaskooda marka ay kala tagayn

Hrithik roshan

Labadan waxa ay is-guursadayn sanadkii 2000 iyagoo ay kala tagayn sanadkii 2014 hrithik ayaa sussana waxa uu siiyay lacago dhan Rs 380 Crore iyadoo marka hore sussana doonaysay lacago dhan 400 crore

Sanjay dutt

sanjay dutt xaaskiisa hore gabadha modelka ah ee lagu magacaabo rhea pillai ayaa sanjay dutt waxa uu siiyay gaari luxury ah oo jooga qiimo dhan 8 crore aif

Saif Ali khan

Saif ali khan xaaskiisa kowaad sidoo kalena ahayd atariisho caan ah gabadha lagu magacaabo amrita singh ayaa waxa ay is-guursadayn sanadkii 1991 laakiin waxa ay kala tagayn sanadkii 2004 amrita ayaa waxa ay saif ali khan ka qaadatay lacag dhan 5 crore

Arbaaz khan

gabadhan garoobta ah sidoo kale arjun kapoor dartiisa furiinka uga codsatay ninkeeda arbaaz khan ayaa waxaa ay arbaaz ka qaadatay lacag dhan Rs 10 Crore marka ay kala tagaayeen sanadkii 2017

Farhan Akhtar And Adhuna Bhabani

Farhan waxa uu hadda shukaansadaa atariishada lagu magacaabo Shibani laakiin Farhan waxa uu sanadkii 2017 kala tagayn xaaskiisa Adhuna taaso isaga ka qaadatay hanti fara badan oo gaaraysa 7 Crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here