Si der der kudheehan ayee ku socotaa howsha Filimka Coolie No.1 inaba caadi ma ahan isfahamka ka dhex dhashtay Varun Dhawan iyo Sara Ali Khan dhanka kale Sara fanka wey ku cusubtahay hadana qibradeeda iyo side dadka dhaqsi kusoo jiidatay ayaa la moodaa inee 10 sano atiriisho ahed.

Howsha mashruucan bisha Aug ayee soo bilaawatay haderna gabo gabo ayuuba ku dhow yahay waana Filim dib loo sameeynaayoo oo Original-kiisa 90-maadkii ay sameyeen Govinda iyo Karisma Kaopoor.

Sara ayaa baraha bulshada soo dhigtay sawirka sare waxayna soo raacisay oraahyada yar ee ah,”waa Cool iyo Coolie” si weyn ayaana looga hadal haya hada baraha bulshada maadama sawirka soo jiidasho lee yahay.

Waa Sawir Varun madaxa duubtay labiskii xamaaligana uu xiran yahay goobta ay joogana waa boosteejada tareenka dhanka kale Filimkaan waxaa Director ka ah David Dhawan oo ah Varun Dhawan Aabihiis isla qeybtii Original-kana asaa Director kanahaa 1 May 2020 ayaana la daawan doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here