Jilaaga caanka ah Farhan Akhtar waxuu saaxiib la yahah gabadha lagu magacaabo Shibani Dandekar in mudo ah ayaananla wad wadaa xiriirka lamaanahan oo mar ayaaba heer guur la gaarsiiyay bilawgii sanadkaan oo la lahaa wey si guursan doonaan balse xan le ku dhamaatay sheekadaas.

Wararkii u dambeyay ee hader la helaayo waxay sheegayaan in lamaanahan arooskooda soo dhow yahay maadama Shibani ay la qabsatay qoyska Farhan iyo caruurtiisa xaaskiisa hore u dhashay waxayna aqbashay in xiriirkooda ka dhabeyaan oo is guursadaan.

Sida wararka xanta sheegayaan Febraayo ilaa Maarso 2020 ayee lamaanahan is guursan doonaan mana ahan war shaaca laga qaaday balse waa mid laga helay dad iyaga ka akdhow lamaanahan baraha bulshada sawiradooda ku qabsadeen waxaa la filaa bilawga 2020 inee aqal gali doonaan.

Dhanka shaqada Farhan waxuu duubis kuwadaa Rakeysh Om Prakash Filimkiisa Toofaan oo uu kujilaayo feeryahan waxaana la daawan doonaa 2 Oct 2020 balse Box-office-ka ayee iski dagaali doonaan Filimada kala ah Satyameva Jayate 2 oo John Abraham wato, Sardar Udham Singh oo Vicky Kaushal wato iyo Rambo oo Tiger Shroff wato.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here