-Dirilis Osman waa taxanaha Dirilis Ertugrul seasonkiisii 5aad kaasoo xalqadiisii ugu horeysay lasii daayay 2014tii.
-4tii Season ee kale waxay socotay intii u dhaxeysay 2014tii ilaa 2018dii ayadoona mudadaas lasii daayay 151 xalqo.
-Haatan taxanaha season 5 waxaa laga badalay magaca Ertugrul maadaama taariikhdii aasaasihii dowladii cusmaaniyiinta laga sheekeynaayo waxaana lagu badalay magaca Dirilis Osman oo ah aasaasihii dowlada cusmaaniyiinta waxaana doorkaas matali doono Burak Ozcivit.
-Taxanaha ayaa ka sheekeyn doono oo ay sheekadiisii ku saabsanaan doontaa taariikhdii ninkii aasaasay dowladlii cusmaaniyiinta dhidibadana u taagay ee Osman Ertugrul Suleiman.
-Taxanah qeybihii hore waxaa baahintiisa lahaa kanaalka TRT1 balse hada waxaa baahinta xalqooyinkiisa ku guuleystay kanaalka ATV waana isla kanaalka baahiya taxanaha Hercai.
-Taxanaha ayaa soo gali doono habeen kasta oo isniin ah saacadu markey tahay 08;00pm xiliga geeska afrika.
-Taxanahaan oo xiisaha loo qabo aad u weynyahay ayaa bilaaban doono bartamaha bisha November waxaana naga xigto kaliya hal bil.
-Xalqooyinka taxanahaan oo turjuman ayaa toos loosoo dhigi doonaa Youtubka adigoona halkaas kala socon karo.
-Xalqo kasta oo taxanaha kamid ah ayaa socon doonto ugu yaraan 2 saacadood waxaana lagu soo bandhigi doonaa muuqaalo kala duwan oo isugu jiro akshan, jaceyl, iwm.
-Taxanahaan ayuu Burak halkisa xalqo ku qaadan doonaa 325,000 oo lacagta turkida waxayna u dhigmataa 57 dolar taasoona bishii ka dhigeyso inuu qaadan doono 300,000 oo dolar ku dhawaad.
-Dirilis Osman waa taxanaha sida weyn loo sugaayo iyadoona taxanahaan uu kamidyahay taxanayaashii ugu waaweynaa abid Turki sameeyeen.
Hadaba akhristow hadii aad kamid tahay dadki ku xirnaa ama taageerada u ah Burak Ozcivit fariin noogu reer qeybta Page.
Season’s ki hore sde lagu hela