Shakira waa mid ka mid ah shaqsiyaadka loogu jecel yahay maadaama mar waliba ay qaado heeso soo jiidasho leh kuwaaso loo suuq-geeeyo dunida

sidoo kale Shakira waxa ay bandhig masraxeed ay ku qabataa dalal fara badan iyadoo u dhaxda shaqsi kale oo caan ah kaaso ciyaara kubada cagta waxaa lagu magacaabo Gerrard Pique iyagoo labadan lamaane ay u joogaan labo caruur

hadda waxaa soo baxayay warar sheegaya in Shakira laga yaabo inay gasho xabsi maadaama lagu haysto inay lunsatay lacagaha caanshuurta kaaso gaaraya $16m waxaana  laga doonayay inta u dhaxeesay 2011 -2014 waxaana Shakira dacwadan kusoo ogayn waaxda canshuuraha dalka Spain gaar ahaaan magaalada Barcelona maadama Iyada ay ku nooshahay dalkaas

kaliya ma ahan Shakira shaqsiyaadka ugu caansan ee dalka Spain kusoo oogtay lunsi canshuuraha waxaa hore maxkamad loo saaray shaqsiyaad ay ka mid yihiin C. Ronaldo , Luka Modric iyo Jose Mourinho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here