Home » Box Office » Xog Muhiim Ah: Boqoleey ahaan Atoorayaasha sidee u kala Hit, guulo iyo qasaaro u kala badan yihiin

Xog Muhiim Ah: Boqoleey ahaan Atoorayaasha sidee u kala Hit, guulo iyo qasaaro u kala badan yihiin

Maqaalkaan waa mid aan marwalbo Update gareen doono si joogto ah marka aan soo daabacno atoore aan ka hadleyno taxliil ku saabsan awoodiisa Boxoffice-ka.

Maqaalkaan waa mid aan marwalbo Update gareen doono si joogto ah marka aan soo daabacno atoore aan ka hadleyno taxliil ku saabsan awoodiisa Boxoffice-ka.

Hadaba waxaan idiin soo gudbinay qaar mid ah atoorayaasha Bollywood-ka taxliil ku saabsan awoodooda Boxoffice-ka sida hada keedka Filimside ku jirto halkaas ayaan tixraac qaadan doonaa.

Atoorayaasha ilaa iminka aan idiin soo gudbinay sida ay boqoleey ahan (Percentage) u kala Hit, guulo iyo qasaaro kala badan yihiin hoos kaga bogo:

Boqoleey Ahaan Sida Loo Kala Hit Badan Yahay:

Varun Dhawan – 55.55% filimadiisa Hit ayay noqdeen

Tiger Shroff – 50% filimadiisa Hit ayay noqdeen

SRK – 44.26% filimadiisa Hit ayay noqdeen

Dilip Kumar – 42.10% filimadiisa Hit ayay noqdeen

Aamir Khan – 39.02% filimadiisa Hit ayay noqdeen

Salman Khan – 36% filimadiisa Hit ayay noqdeen

Hrithik Roshan – 36% filimadiisa Hit ayay noqdeen

Sidharth Malhotra – 28.57% filimadiisa Hit ayay noqdeen

Akshay Kumar – 24.32% filimadiisa Hit ayay noqdeen

Ajay Devgn – 23.07% filimadiisa Hit ayay noqdeen

Amitabh Bachchan – 22% filimadiisa Hit ayay noqdeen

Sunny Deol – 19.75% filimadiisa Hit ayay noqdeen

Raj Kapoor – 18.33% filimadiisa Hit ayay noqdeen

Govinda – 14.06% filimadiisa Hit ayay noqdeen

John Abraham – 13% filimadiisa Hit ayay noqdeen

Suniel Shetty – 6.38% filimadiisa Hit ayay noqdeen

Boqoleeyo Ahaan Sida Loo Kala Guul Badan Yahay (Success Movies):

Varun Dhawan – 100% filimadiisa wey guuleesteen

SRK – 65.57% filimadiisa wey guuleesteen

Dilip Kumar – 63.16% filimadiisa wey guuleesteen

Aamir Khan – 58.53% filimadiisa wey guuleesteen

Sidharth Malhotra- 57.14% filimadiisa wey guuleesteen

Hrithik Roshan – 54% filimadiisa wey guuleesteen

Tiger Shroff – 50% filimadiisa wey guuleesteen

Salman Khan – 48% filimadiisa wey guuleesteen

Amitabh Bachchan – 46.15% filimadiisa wey guuleesteen

Raj Kapoor – 46% filimadiisa wey guuleesteen

Akshay Kumar – 44.14% filimadiisa wey guuleesteen

Ajay Devgn – 38.46% filimadiisa wey guuleesteen

John Abraham – 36.11% filimadiisa wey guuleesteen

Sunny Deol – 29.62% filimadiisa wey guuleesteen

Suniel Shetty – 28.72% filimadiisa wey guuleesteen

Govinda – 26.56% filimadiisa wey guuleesteen

Boqoleey Ahaan Sida Loo Kala Guul Daro Ama Qasaaro Badan Yahay:

Govinda – 73.43% filimadiisa wey guul dareesteen

Suniel Shetty – 71.27% filimadiisa wey guul dareesteen

Sunny Deol – 70.37% filimadiisa wey guul dareesteen

John Abraham – 63.88% filimadiisa wey guul dareesteen

Ajay Devgn – 60.43% filimadiisa wey guul dareesteen

Akshay Kumar -56.75% filimadiisa wey guul dareesteen

Amitabh Bachchan – 54% filimadiisa wey guul dareesteen

Raj Kapoor – 53.33% filimadiisa wey guul dareesteen

Salman Khan – 52% filimadiisa wey guul dareesteen

Tiger Shroff – 50% filimadiisa wey guul dareesteen

Hrithik Roshan – 45% filimadiisa wey guul dareesteen

Sidharth Malhotra – 42.85% filimadiisa wey guul dareesteen

Aamir Khan – 41.46% filimadiisa wey guul dareesteen

Dilip Kumar – 36.84% filimadiisa wey guul dareesteen

SRK – 34.42% filimadiisa wey guul dareesteen

Varun Dhawan – 0% filimadiisa wey guul dareesteen

F.G: Taxliil-ka Atoorayaasha Inta Sare Ku Xusan Ayaa Hada Keedka Filimside Ku Jirto, Atoorayaasha Kale Mid Walbo Taxliilkiisa Waan Soo Gudbin Doonaa Kadibna Xogtaan Ayaan Kusoo Dareynaa Sidoo Kalena Xogtaan Waa Mid Marwalbo Update Lagu Sameenayo Marka Atoore Filim Usoo Baxo.

Xogtaan Waa Halka Kaliya Ee Aan Ka Cabir Qaadan Karno Sida Loo Kala Awood Badan Yahay Dhanka Boqoleey ahaan Boxoffice-ka Xiligaan.

Aqiste Fikirkaaga Nagu Biiri Waa Inoo Muhiim Waana Soo Dhaweyn Doonaa Insha Allah………………

2 Responses to Xog Muhiim Ah: Boqoleey ahaan Atoorayaasha sidee u kala Hit, guulo iyo qasaaro u kala badan yihiin

  1. Maxmed cali Reply

    November 21, 2017 at 4:01 pm

    Waxaan rabaa gabi ahaan ninka ugu hitka badan ilaahada

  2. cabdirashiid axmed Reply

    December 7, 2017 at 7:42 am

    akshey waxa uu lee yhy in ka badan110 filim. dhawr iyo 60 ka mida ayaa guul daraystay.
    siduu uga guulo nin 90 film metelay oo 30 filim ka guul daraystay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *