Xogta aad uga baahantahay taxanaha Sefirin Kizi ama gabadhii Safiirka.

0
1240

Taxanaha Sefirin Kizi waa mid kamid ah taxanayaasha ugu xiisaha badan ee gudaha Turkiga haatan laga daawado sidoo malana taxanahaan ayaa daafaha caalamka siweyn looga xiiseynayaa.

Taxanahaan waa mid cusub oo kaliya haatan maraayo xalqadiisii 7aad waxaana todobaadka dambe la daawan doonaa xalqadiisa 8aad.

Taxanahaan waxaa hogaamiye ka ah labo kamid ah jilayaasha ugu shacbiyada balaaran gudaha turkiga kuwaasoo kala ah Engin Ekyurek iyo Neslihan Atagul.

Sidaas owgeed shabakada Filimside waxay idinku wargalin doontaa in hada kadib toos idiin kuugu soo gudbin doonto dhacdooyinka xiisaha badan ee taxanahaan.

Isla socod wanaagsan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here