Home » Nolosha Jilaayaasha » Xuska loo dhigay Rani Mukerji aabaheed Bollywood-ka uma kala harin (+sawiro)

Xuska loo dhigay Rani Mukerji aabaheed Bollywood-ka uma kala harin (+sawiro)

Atirishada caanka ah Rani Mukerji aabaheed Ram Mukerji aya geeriyooday 22-kii bishan October waxaana loo dhigay xus weyn ama tacsi oo ay kasoo galeen jilayaal badan.

Hadaba hoos kaga bogo sawirada iyo jilaayaasha kasoo qayb galeen tacsida loo dhigay Rani Mukerji aabaheed Ram Mukerji:

Rani iyo walaalkeed Raj Mukerji

Raj Mukerji, xaaskiisa Jyoti iyo wiilkooda Krishna

Qoyska reer Bachchan, Amitabh, Jaya, Abhishek iyo Aishwarya

Vaani Kapoor

Aamir Khan iyo xaaskiisa Kiran Rao

Atrishadii bari samaadkii Asha Parekh

Ameesha Patel

Sridevi iyo seygeeda Boney Kapoor

Neil Nitin Mukesh iyo hooyadiis Nishi

Niel aabihiis Nitin Mukesh

Rani adeerkeed Deb Mukherjee iyo xaaskiisa Amrit

Director Shaad Ali oo Rani u sameeyay filimada Saathiya iyo Bunty Aur Babli iyo xaaskiisa Aarti Patkar 

Director Kabir Khan iyo xaaskiisa Mini Mathur.

Neetu Kapoor iyo dumaashideed Reema Jain.

Shashi Kapoor wiilkiisa Kunal, Shammi Kapoor gabadhiisa Kanchan iyo seygeeda Ketan Desai

Kareena Kapoor Khan iyo Karisma Kapoor.

Randhir Kapoor waa kareena iyo karishma aabahood

Priyanka Chopra hooyadeed Madhu

Shamita Shetty iyo hooyadeed Sunanda.

Om Purigii geeriyooday xaaskiisa Nandita, iyo wiilkiisa Ishaan.

Sedexda walaalaha ah Abbas, Mustan iyo Hussain.

Ranveer Singh

Farah Khan iyo Director Punit Malhotra oo filimka I Hate Luv Story sameeyay

Riteish Deshmukh iyo Arjun Kapoor 

Atirishooyinkii hore Neelam iyo Bhagyashree.

Maneish Paul iyo Sikander Kher.

Directors Karan Johar iyo Omung Kumar.

Anu Malik iyo Chunky Pandey.

3 Responses to Xuska loo dhigay Rani Mukerji aabaheed Bollywood-ka uma kala harin (+sawiro)

  1. cabdi kafi

    October 27, 2017 at 3:02 pm

    lomakalaharin taxsida lodhigay Rani aabaheed Ram mukerji sxb Ram mukerji Boolawood ka makuluklahaay misa ilmihisa oo kaleyah ayakatirsanaay Bolawod ka

  2. Aisha

    October 27, 2017 at 6:17 pm

    Urmila ayaa kamaqan bhd flsd

  3. jjiyaa

    October 27, 2017 at 6:47 pm

    kajol aaway sow adeerked maahin dulida