Yaa Celin Kara Monster Braun Strowman



Ka Hor Bilaabashada Ciyaarta Kevin Owens Ayaa Ka Shaqeenaya In Fin Balor Iyo Bobby Roode Ay Si Wadajir Ah U Wajahaan Braun Strowman Ka Dib Markii Ciyaarta Bilaabatay Waxay Isku Dayeen Inay Si Kali-Kali Ah  U Wajahaan Braun Strowman Laakiin Mid Waliba Ayaa Awoodi Waaye Inuu Dhulka Dhigo Monster Ka

Ugu Dambayn Hal Mar Ayay Isugu Dayeen Iyadoo Hadal-Heenta Ciyaarta U Qaatay Kevin Owens Oo jaran-jarada Korkeeda Ku Soo Dul-Booday Braun Strowman Oo U Ku Jabiyay Miiska Weriyaasha Ku Tabiyaan

Ka Dib Ciyaarta Waxay U Dhaxeesay Fin Balor Iyo Bobby Roode Iyo Kevin Owens Iyagoo Ciyaarta Wata Waxaa Soo Kacay Braun Strowman Iyadoo Fin Balor Uu Ku Sigtay Inuu Ka Guuleysto Braun Strowman Isagoo Ku Dhuftay Action Kiisa Coupde Grace 

Laakiin Waxaa Qasaya Bobby Roode Isaga Waxa Ka Bixinaya Ringaha  Ka Saaraya Kevin Owens Laaakiin Owens Oo Doonaya Inuu Jaran-jarada Ku Dhufto Strowman Ayaa Strowman Ka Qabanaya Ka Dib na Ku Sameenaya Power-Slam Jaran-jarada Korkeeda

Sidas Ayuu Guul Weyn Ku Qaatay Monster Oo I Badan Tahay Guusha Axada Bandhiga Money In the Bank