Yaa hooyo ah yaase gabadhii ah kaalay adiga kala saar.

0
1313

Atariishada Hollywoodka ee Reese Witherspoon iyo gabadheeda Ava Elizabeth Phillippe ayaa sawiro laga soo bandhigay xili ay ka qeyb galayeen xaflada ciid gaaleedka Christmaska balse waxaa layaab noqotay in iyada iyo gabadheeda lakala saari waayay.

Reese oo 43 jir ah iyo gabadheeda Ava oo 20 jir ay ayaa aad isugu eg sidoo kalana iney is dhalaan maba la moodo oo qofkii arko cabaar ayay ku qaadanee inuu kala ogaado qofka hooyada ah iyo qofka gabadha ahba.

Halkaan ka arag sawiradooda ayaa yaabi done;

ريز ويزرسبون وابنتها
ريز ويزرسبون وابنتها
Image result for reese witherspoon and daughter
Image result for reese witherspoon and daughter

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here