Home » . » Yaa Ku Guuleystay Sanadkaan Jilaaga Ugu Taageeraha Badan Shabakada Filimside Ajay Devgn Vs Aamir Khan

Yaa Ku Guuleystay Sanadkaan Jilaaga Ugu Taageeraha Badan Shabakada Filimside Ajay Devgn Vs Aamir Khan

Shabakada Filimside waa shabakada kowaad ee soo gudbiso aqbaaraadka aflaanta caalamiga ah una taagan inay haqabtirto dhamaan inta afka Soomaaliga ku hadasho.

Sida aan wada ogtihiin shabakada Filimside sanad walbo waxay qabata tartan u dhaxeeyo jilaayaasha bollywood-ka kuwa ugu caansan anagoo tartankaas ku qabano Page-keena Facebook aan ku leenahay oo ciwaankiisa yahay Hoyga Wararka Filimada – Filimside.net.

Bishaan u danbeysay oo la qaabanaayay tartankaan waxaa lisku keenay jilaayaal badan oo ka mid ah kuwa hada iyo jilaayasha waa weynaa ee 90-kii bollywood-ka iska heystay..

Sida Sunny, Sanjay. Varun, Sidharth, mithun, Amitabh, SRK, Saif, Sunil, Akshay, Shahid, Tiger, Ajay, Bobby, Ranbir, Ranveer Aamir, Anil, Abhishek, John, Hrithik, Govinda Iyo Salman,

Waxaa ugu danbeyn Final isku imaaday lanbada Super Star Ajay Iyo Aamir Khan qofkii wuxuu soo reebay sedax jilaa Aamir Kha wuxuu soo reebay Sunny Deol, Anil Kapoor iyo Salman Khan Halka Ajay uu soo reebay Shah Rukh khan, Bobby Deol, iyo Hrithik Roshan.

Ugu Danbeyn jilaaga ugu taageeraha shabakada Filimside 2017 waxaa ku guuleystay Mr. Perfectionist Super Star Aamir Khan oo jilaa walbo tartanka ku reebay iskoor waxaana xusid mudan in tartankaan uu difaacanaayay Akshay Kumar oo sanadkii hore ku guuleystay.

Waxaan U Mahad Celinaynaa Aqristayaasheena Qiimaha Leh Oo Si Weyn Noogala Qeybt Qaateen Inaan Tartankaan Si Xiiso Leh Kusoo Dhameeyno…..

7 Responses to Yaa Ku Guuleystay Sanadkaan Jilaaga Ugu Taageeraha Badan Shabakada Filimside Ajay Devgn Vs Aamir Khan

  1. lajaclooga Reply

    December 4, 2017 at 11:49 pm

    filimside aaway caaway sheekadii kun habeen iyo habeen

    • Aadan Muriidi Reply

      December 5, 2017 at 12:23 am

      wll habeen danbe ayaa lasoo bandhigaaya caawo waana ka gaari weynay

  2. King Mubarak Reply

    December 5, 2017 at 12:12 am

    Salman khan ayan tagero u ahay dadka badankoduna salman ayay tageero u yihiiin
    Marka muhiim maha tageroyasha filimside wxy tageran wxa kabadan tageraysha calamka an ku xidhnayn filmside
    Salman Khan

  3. kadar-basaldiid Reply

    December 5, 2017 at 1:03 am

    sheekada ama taxane ka dhig oo halagugu talo galo ama naga daaa sxb

  4. cabdirashiid axmed Reply

    December 5, 2017 at 10:28 am

    somali dhexdeeda ajey devegan ayaa ugu taageerayaal badan waxaa doontaanba sheega.
    si kastaba hambalyo taageerayaasha aamir khan.

  5. HR Reply

    December 5, 2017 at 1:01 pm

    aad iyo aad baan ugu faraxsanahy in caaqilka Bollywoodka waa aamir khan uu noqdo jilaaga ugu taageeraha badan soomaalida dhexdeeda waayo filimside waa shirkadda ugu wayn ee tabisa wararka aflaamta ee soomaaliya dhexdeeda …. hambalyo mr perfectionist AAMIR KHAN

  6. rudwaandxt Reply

    December 5, 2017 at 2:13 pm

    hambalyo amir khan

Leave a Reply to rudwaandxt Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *