Awood atiriishonimo:

Aishwarya: 2000-2009 waxay noqotay atiriishadii ugu awooda badneed fanka hindiya dhanka dhibcaha Star Power-ka.

Kajol: xiligeedi ugu awooda badneed waa tobankii sano dahabiga ahaa 1990-1999 mudadaasna kaalinta seddexaad ayee kudhameesatay dhanka awoodaha (Star Power) waxaa ka horeyeen Madhuri & Karisma.

Filimada u guulesteen:

Kajol: 15-Filim

Aishwarya: 11-Filim

Filimada Hit dhameestiran u noqdeen:

Kajol: 14 -Filim

Aishwarya: 7-Filim

Biladaha shaqsiga ah:

Aishwarya: 180-abaal marin (2-kamid ah Filimfare Best Actress)

Kajol: 29-abaal marin (5-kamid ah Filimfare Best Actress).

Dhanka quruxda iyo qoobka-cayaarka iyo Dance-ga Aishwarya Rai ayaa ku sareysay. Maqaam iyo tayo atiriishonimo: Kajol ayaa maqaam sareyso sido kalena tayo atiriishonimo ama qaab jiliin ayadaa kuleh.

Dhowr sababod aawged ayee Kajol kaga maqaam sareyne Aishwarya waxaana kamid ah:

1-Kajol waxay loolan adag lasoo gashay Karisma Kapoor 90-maadkii dhanka atiriishonimo.

2-Kajol ayaa qaab jiliin wacan labadooda dhanwalba iyo doorwalba Kajol atoorayaal waaweyn ayee shaashada ku garaacday waana qasab marka ladhaho qaab jiliin taariikh ahaan (All Time) inee Kajol qaanad gaar ah la galeyso atiriishooyonka sida Hema, Sridevi, Mumtaz, Madhuri, Nargis, Meena Kumari iyo kuwa kale.

3-Biladaha Best Actress Kajol ayaa badan, sido kale Filimada Big Hits marka ladhaho ama Bih Blockbustwr Kajol ayaa badan sidaa aawged Aish meel cidlo ayaa looga tagaa.

Intaas waa kala saarida maqaam ahaan atiriishooyinka Kajol iyo Aishwarya Taasi waa xog ee adiga dooqada cidna kulama lahan midii kula fiican Superstar ka dhigo..

FG: labadan atiriisho midkoodna darajada Superstar-niml ee atiriisho ah ma aysan gaarin lkn darajada xidignimo iyo atiriishanimo sidaase ukala sareyaan.

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here