Waxaan horey usaadalinay dhamaanteena (shabakada Filimside iyo akhristayaashedaba) ganacsiga filimka tiyaatarada saaran ee Good Newws kaaso maalintiisa seddexaad maanta tiyaatarada saaran.

Saadaasha waa mid wadato xeerar dib ayaana ka sharaxeyna xeerarkaas balse aan isla ogaano ganacsiga maalinta kowaad ee Good Newws uu keenay iyo hadii ay jiraan dad saxeen saadaashiisa.

Filimka Good Newws maalintiisa kowaad waxuu keenay 17.50 Crore sida shabakada BOI shaaca ka qaaday waxayna ahed maalin jimco iyo maalintiisa kowaad iyo mashruuca oo loogu talo galay kaliya reer magaalka marka bilaawashaadaas ma xumo.

Hadaba dadkii ka qeyb qaateen oo aan anaga kujirno saadaasha mashruucan wey mahadsan yihiin balse majiro qof saxay oo si rasmi ah u sheegay saadaasha ganacsiga maalinta kowaad sababtana waxay ahed hadii xisaabta jajab kujirto in si toos ah loo rabo tiradaas jajabka wadato inaad u saxdid sikasto usoo dhaweyso ma aadan sixin.

Sidee ugu macquulsan ee loo sixi karaa:

Hadii filimka Good Newws keeni lahaa 18 Crore dadkana ay saadalin lahaayen 17.60 crore ilaa 18 Crore inta u dhaxeyso wey wada sixi lahaayen laakiin 17.50 Crore iyo wixii ka hooseyo qofkii sheego ma sixin wuu qalday tanina waa tusaale.

Saadaasha labo qaab waad u dhiiban kartaa inaad toos tiro aan jajab lahen qabsato sida 15 Crore, 20 Crore ama aad qabsato tiro jajab leh sida 12.50 Crore, 20.70 Crore iyo wixii lamid ah.

Hoos kaga bogo qof walba saadaasha uu ka bixiyay maalinta kowaad ganacsiga filimka Good Newws sido kale la soco maalinta berita ah saadaasha seddexda maalmood ee ganacsiga Good Newws iyo saaxiibada saxeen.

F.G: mala xisaabin doono dadka banaanka ama qeybta Facebook Page-ka saadaashoda ku dhiibteen kaliya waxaan xisaabin doonaa dadka Comments ahaan qeybta gudaha webka inoogu reebaan saadaashooda iyaga ayaa kala ogaan karaa si xadidan balse banaanka wey adagtahay…

Saadaasha Masuuliyiinta shabakada Filimside

Zakarie Abdi: Maalinta kowaad wuxuu keeni doonaa 15 Crore.

Ali Aadan: Maalinta kowaad 18 Crore.

Cabdiraxmaan Anteeno: Maalintiisa koowaad wuxuu keeni doonaa 20 crore.

Saadaasha Akhristayaasha shabakada Filimside:

Cabaas Cismaan: maalinta koobaad 25 crore

Kaneeti: Malinta kuwaad waxuu Keeni doona 17crore

Hanif Apik: Maalintiisa 1aad: 19cr

Ayaan Muuse: Ani ahaan maalinta ugu horeysa 24 crore

Ahmed naaji: malintiis kowaad 13 crore

Omar: Malintii kowaad 17 cr

Munasar Muse Hassan: Malintiisa kowaad wuxuu keeni doona =17core

Abidnasir Seyruuq: Maalinta Koowaad 14Cr

Sakia Abdalla: Malinta kowad16 crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here