Yaab; Amitabh Bachchan ma wuxuu ka maseerayaa indhaha Aishwarya Rai? Iyo xidigaan oo sicad midaas u qirtay.

Jilaaga Amitabh Bachchan oo dhawaan kasoo baxay isbitaalka kadib markii xaalad caafimaad lasoo daristay ayaa dib ugu laabtay daadihinta barnaamijka uu caanka ku yahay ee yaa ku guuleysanaayo Million.

Intii uu barnaamijka socday ayaa waxaa dhacday in qofkii tartamaha ahaa uu Amit u sheegay in indhaha Aish ay yihiin kuwa ugu quruxda badan aduunka asigoona halkaas ku amaanay balse amitabha ayaan la dhicin amaantaas.

Amitabh oo u jawaabay qofka ayaa yiri; “waxaan dareemayaa murug waayo adiga waxaad jeceshay indha Aishwarya waxaana sugaayay inaad dhihi doontid waxaan jeclahay indhahaaga balse calaa kuli xaal hada amaantaada waan kaa gudbin doonaa”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here