Todobaadkii aan soo dhaafnay dalka India buuq weyn iyo dood balaaran ayaa kajirtay taaso dhalisay ama keentay markii gobolka Kerala wabbi kuyaalo lagu dilay moraado uur leh si kalena looma diline miro sumeysan oo meesha kuyaalay ama lagu diyaariyay ayuu cunay maroodiga kadibna wuu dhintay maadama sunta jirkiisa oodhan deg deg u waxyeeleysay.

Hadaba Bollywoodka iyo dadka xuquuqda xaywaanadka u doodaan oodhan ayaa isla kaceen dood culus ayaana dhacday oo si kulul ayaa looga hadlay waxaadse moodaa atiriishooyinka kala ah Alia Bhatt iyo Anushka Sharma inee xaywanaadka aad u jecel yihiin.

Qaabka ay oga hadleen ayaana ku tusineysa arinkaas Alia waxay tiri,”waan ka xumahay waxaa la dilay Maroodi iyo naftii uu caloosha kuwaday waxaana macquul ah in caruur kalena oo yaryar uu ka tagay maxaa udanbeyn doonaan waan ka xumahay uma dhowi lkn xanuunka waan la qeybsanaa waa fal aad u foolxun in si deg deg wax looga qabtana mudan dadkii sidaas sameyeen kaftan ma ahan nafley la dilo xaywaanba ha noqdee.”

Anushka waxay tiri,”maba dhihi karo waa xaywaan ee waa qeyb kamid ah nooleyda dunida waana ka xumahay arxan darada loo dilay barina caruurtiisa ama kuwa kale ayee dilayaan waa in wax laga qabtaa kuwa go’aansadeen inee dilaan nafleyda masaakiinta ah sida maroodigii uurka lahaa sharci ka dhan oo xaywaanka qofkii dilo qabanaayo waa in lasoo saaraa.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here