Fanaanada sidoo kalana ah atariishada filimaanta jisho misna Mareykanka u dhalatay ee Taylor Swift ayaa muuqaal mukulaal caadi ah lasoo baxday kadib markii sawiro laga soo bandhigay filimkeeda cusub ee Cats la yiraahdo.
Filimkaan oo ka sheekeynaayo nolosha mukulaalaha ayaa waxaa jilayaan shakhsiyaad caadi ah balse muuqaalkooda loo badali doono mukulaalo ayagoona muuqaalada lagu habeyn doono aalada casriga ee CGI taasoo muuqaalada dadka lagu badalo.
Hadaba halkaan hoose ka arag sawirada laga soo badnhigay filimkaan iyo sida dadka muuqaalkooda mukulaalo loogu ekeysiiyay;





