Dhimashooyinka dadka ku yimaado way kala xanuun badantahay waxaana ugu daran mida waalidka ku timaado.

Hadaba fanaanka reer Masar ee Maxamed Muniir la yiraahdo ayaa sheegay in jaceylka uu u qabo heesida owgeed uu xitaa ilowsiiyay geeridii hooyadiis ku timid.

Fanaankaan ayaa sheegay in kadib markii geeridii hooyadiis ay kasoo wareegatay kaliya 4 saacadood uu heesay masraxana koray isla markaasna uu xitaa geerida hooyadiis ku timid ilaaway.

Waa arin layaab leh in qof masraxa uu ka heeso hooyadiis oo mayd ah mudo 4 saac kaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here