Ambre Heard waa xaaskii hore jilaaga caanka ahee Hollywoodka Johnny Depp kaasoo ay isguursadeen 2011dii balse waxay kala tageen 2016dii ayagoona qaab muran weyn ku lala tageen.

Inkastoo wali kiiskii dacwadooda ay maxkamada taalo hadana shabakada Dail Mail ayaa soo bandhigtay sawiro muujinaayo Ambre Heard oo gabar kale gacanta heysato sidoo kalana wadada dhexdeeda isku baashinaayo arintaas layaab ku noqotay warbaahinta maadaama gabadhaan horay u qabay Johnny Depp.

Sida ay shabakada Daily Mail qoreyso Ambre ayaa jinsigeeda badashay kadib markii ay kala tageen Johnny Depp haatana waxay saaxiib la noqotay gabar kale oo uu xiriir kala dhaxeeyaa.

Halkaan hoose ka daawo sawirada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here