Akin Akinozu waa jilaaga hogaaminayo taxanaha Hercai wuxuuna doorkaas ku jilayaa magaca Miran asigoona doorkiisa yahay wiil lagu barbaariyay naceyb iyo aargoosi si uu u baabi’iyo qoyskiisa balse jaceyl u qaadayo gabar ka tirsan qoyskiisa inkastoo uusan ogeyn qoyskiisa dhabta ah.
Hadaba akhristow sidaad u maleysid arinka ma ahan balse waxaa magaalada Paris lagu arkay nin aadba moodo inuu yahay Miran jeexiisa kaasoona cunto kariye ah isla markaasna u dhashay wadanka France.
Ninkaan oo lagu magacaabo Joakim Prat una dhashay wadanka France ayaa ah cuno kariye sare balse wuxuu gabi ahaantiisaba u egyahay Miran oo aadba boodo in asiga lakala gooyay.
hadaba halkaan ka arag sawirada Joakim Prat


