Xalqadii hore Yaren waxay dishay Harun si lama filaan ah waxaana dhacday xalqadan bilaawgeeda in aabahed Jihan qorsho uu gabadhiisa ku bad baadin karo diyaariyay qorshahaaso ah dambiga oodhan waxuu dusha usaariyay Caziiza.

Hadaba Yaren markii la weydiiyay waxay tiri isagaa is dilay booliska ayaana iisoo sheege balseYaren nolol xun ayee dhexda ka galee waayo HARUN hurdadii ayuu udiiday waxaa marwalba horjoogo HARUN niyad ahaanteeda wuu u imaanayaa waxuuna ku dhahayaa.

“Yaren sababta ii dishay maxay tahay, ogow waligaa farxad heli meysid waxaa marwalba ku hor imaaayo qaabkaa ii dishay” hadaladaas iyo kuwa kale ayuu marwalba kudhahaa Yaren sida qof waalan oo kale ayee noqonee ilaa qoyskeeda ay ka yaabaan.

Dhinaca kale YAREN marwalba waxay dhahdaa magaranaayo harun sababta kuu dilay si lama filaane ahed waan ka xumahay hadaba Yaren maxaa u dambeyn doono maxayse sameyn doontaa miyee waalan doontaa mise Furat ayee ku qabsan doontaa si hantida reer Aslanbey u hesho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here