Taxanaha Yeh Hai Chahtein ee Soomaalida u taqaano Kani Waa Jaceylkeyga ayaa meel xiiso leh maraayo kadib markii ay kala tageen lamaanaha Preesha iyo Rudrkash waxaana isku dirtay Mahima oo ah laadirada Filimka hadaba xaalkooda oo Update ah bal halkaan kala soco.

Preesha ayaa isku aragtay Rudra iyo Mahima oo qolka jiifka iskula jiraan halkaasna anshax xumo kuwadaagayaan weyna maseertay Preesha iyadoo guriga dhan ka carartat sikasto uu Rudra wax ugu sheegayna diiday hadal.

Rudra waxuu ku andacooday in Mahima qiyaantay waxna siisay sidaasna ogaalkiisa u ilaaway hadaba Rudra sun been ayuu canaa isagoo wax dhimanaayo iska dhigaayo kadiv marke xirtay Preesha ileen dhibku kubadiyay.

Preesha ilaa hada ma aaminsana in Rudra daacad yahay waxaasna kutalo gal usameynin waxayna rumeysantahay inuu kutalo gal usameeyay xalqadaha dambe waxaa la sugayaa hadii Preesha aamini doonto iyo hadii kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here