Zahra maxay ka qabaneysaa qasriga Caziza? Suldana iyo Azad oo si qarsoodi ku kulmay, Yaariin khalaas nin ayaa lagu darayaa iyo sawirada aan caadiga ahey ee laga soo bandhigay xalqada 26aad.

0
8007

Waxaa lasoo bandhigay sawiro aan caadi aheyn kuwaasoo la xiriira dhacdooyinka xalqada 26aad waxaana ugu muhiimsan sadaxdaan arimood;

-Zahra oo la taagan Caziza sidoo kalana Miran iyo Reyyan garab taaganyihiin ayagoona joogaan qasriga reer Aslan Bey waxaana is weydiin leh Zehra halkaas maxay ka qabaneysaa?

-Suladana iyo Azaad oo si qarsoodi u kulmay waxayna u badantahay in suldaana ay Azaad ku qalqaalineyso guurka Iiliif balse su’aasha waxay tahay Azaad maka aqbali doonaa arinkaas?

-Mida ugu dambeysa waxay tahay Yaariin oo ugu dambeyn nin loo helay lana soo doontay balse su’aasha waxay tahay waa kuma ninkaasi? Macquulse ma tahay iney guursato? Mise wax kale ayaa dhici doono?

Dhamaan jawaabaha su’aalahaan waxaad kaga bogan doontaan xalqada 26aad oo habeenka sabtida soo galeyso.

Halkaan hoose kaga bogo sawirada xalqada;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here