Home » Nolosha Jilaayaasha » Zaira Wasim Oo Police-ka Kaga Dacwootay Ninkii Dhibaateyay Iyo Akshay kumar Oo Garab Siiyay Gabadhaan!!

Zaira Wasim Oo Police-ka Kaga Dacwootay Ninkii Dhibaateyay Iyo Akshay kumar Oo Garab Siiyay Gabadhaan!!

Saaka subaxii hore waxaa dhacday arin layaab leh kuna dhacday atiriishada filmada Dangal iyo Secret Superstar ee Zaira Wasim kadib markii uu nin si anshax xumo ah ula dhaqmay.

Gabadhan ayaa Duulimad Delhi iyo mumbai udhaxeyso ahed saakada hore kadib markee Delhi kasoo tagtay mumbai na kusoo wajahned.

Hadaba waxaa dhacday in nin fadhiyay Zaira kursiga ka dambeya ee diyaarada uu lugtiisa soo saarto kursiga Zaira qaasatan garabkeeda akteda mesha ay gacanta saaraneysa micnaha.

Kadib gabadhan anshax xumadaas waxay kasameysay Video ayee kaduubtay Instagramka ayee soodhigtay sido kale xidigtaan aad ayee u ooysay maanta kadib markee ciishotay.

Hadaba Zaira ayaa ninkaas dacweysay Police-kana cadeen walab kuwareejisay haatana waxay sugeysa natiijada, dhanka kale Super Star Akshay kumar aya arinkaa ka hadlay saakadii hore asigoo baraha bulshada muuqaal soodhigay uu ku garab taaganyahay Zaira wuxuuna tilmaamay in ninkaas saqajaanka ah sharciga la horgeeyo Zaira Wasim na wuxuu ugu baaqay in ay isdajisho kaas ookalena gacanteda ay kaga shaqeyso.

Niyada ayuu udhisay Akki gabadhan dhiiro galin buuxdana wusiyay haatana waxaa lasugaya waxa lagu sameyn doono ninkaas qaabka daran gabadha ula dhaqmay.

 

 

3 Responses to Zaira Wasim Oo Police-ka Kaga Dacwootay Ninkii Dhibaateyay Iyo Akshay kumar Oo Garab Siiyay Gabadhaan!!

  1. nabadoon

    December 10, 2017 at 9:59 pm

    sheekadii maxaa ku dhacay caawa qaraabo

  2. nabadoon

    December 10, 2017 at 9:59 pm

    sidaan u eegayay ayaa indhihii i casaadeen

  3. Mohamed Hassan

    December 10, 2017 at 11:26 pm

    sheekadii caawa maxaa he lay?