Dhowrkii bilood ee la soo dhaafay ayaa isbedelay Jawigii shineemooyinka Hindia kadib Xayiritaankii Convid19

aflaam badan ayaa doorbideyn in si toos ah loogu sii daayo dijitaalka, Waxaana kamid ah filimka Akshay Kumar ee Laxmmi Bomb iyo Ajay Devgn’s Bhuj: The Pride of India, oo laga filaayay kow macaash waali ah dhanka tiyaatarada balse sheekadaas inee fashilanto ayee kusii siqeysaa .

Janhvi Kapoor dhawaan ayaa loo siidaayay Gunjan Saxena sidoo kale waxay muujisay kartideeda. In kasta oo hoolalka shaneemada haatan la furi doono bisha Sebtember,sida hordhaca lagu sheegay hadana in badan oo ka mid ah filimada Bollywood-ka waxay ku socdaan jidka OTT, Digitalka

taasoo milkiilayaasha shaneemooyinka qasaaro kusii ah. filimka Ali Abbas Zafar uu leeyahy ee, Khaali Peeli oo ay wada jilayaan Ishaan Khatter iyo Ananya Panday, ayaa la xaqiijiyay in si toos ah loogu sii daaynayo dijitaalka.

Si ka soo horjeedda wararka la isla dhexmarayo ee ah filimka inee lawareegeyn Netflix, waxaa naloo sheegay in Zee 5 ee helayn xuquuqaha dijitaalka.

Filimkaan ayaa leh madadaaala dhameestiran waxaana laleeyahay macash badan ayaa lagaheli lahaa hadii Tiyaatarada lasaari lahaa walow xaqiiq eesan aheyn in Bisha 9aad tiyaatar lafuraayo

Waxaa Goordhaw ee Zee 5 sameyn doontaa Balanqaadka xiligee soo fasaxayaan Filimkaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here