Zehra Yilmaz quruxley aanan maqaamkeeda helin xili atariisho ay u qalantay balse doorarka xumaanta jisho. sawiro.

0
1773

Gabadha lagu magacaabo Zehra Yilmaz waa gabar Turkish ah sidoo kalana taxanayaasha qeyb ka ah waxayna horay uga soo muuqatay dhowr taxane oo intooda badan doorarka xumaanta ku mataleysay.

Haatan waxaa TVyada u saaran taxanaha xiisaha leh ee Kimse Bilmez waxayna sidoo kale taxanahaan ku jileysaa doo xumaan ah balse gabadhaan muuqaal ahaan mararka qaar atariishooyinka taxanaha ayay ka qurux badantahay balse nasiibkeeda marnaba wali kama caawin iney atariisho noqoto.

Zehra Yilmaz ayaa inta badan loosoo bandhigaa doorarka xumaanta balse waxaan rajeyneynaa taxanayaasheeda xiga inaan ku aragno iyadoo jileyso doorarka wanaaga isla markaasna atariisho koowaad ka noqoto.

hadaba halkaan kaga bogo sawiro soo jiidasho leh oo aan atariishadaan idiin kaga heyno;

Related image
Image result for zehra yilmaz
Image result for zehra yilmaz
Related image
Image result for zehra yilmaz
Related image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here