WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...

Is bar bar dhig Karisma Vs Kajol oo dhan walbo ah halkaan kaga boqo (Qoraal ahaan)

  Karisma Kapoor Magaceeda Rasmiga ah: Karisma Kapoor Kajol Magaceeda Rasmiga ah: Kajol Mukerji Xiliga Karisma dhalatay: 25 June 1974 waa 45-jir Xiliga Kajol dhalatay : 5 Aug...

Barnaamijka raadraaca Bollywood-ka: Maanta Bollywood-ka maxaa ka cusub

  Maalin wanaagsan aqristayaasha qiimaha badan ee Filimside ku xiran kusoo dhawaada maqaal qoraaladiisa kooban yihiin oo aan idin kugu soo gubdineyno aqbaraadka ugu hadal...

10 Sawiro Oo Si Weyn Looga Hadal-haayay Gudaha Bollywoodka  Bal Daawo Adigaana Yaabi Doona

 bollywoodka waa shirkadda madadaalo ah marka la fiiriyo tayada aflaamta ay soo saarto waxaana soo maray aktaro fara badan badanwaxaana mararka qaar si lama...

10 Aktaro oo Bollywood oo duq ah  kuwaaso filimo qaar ah ku jilayn da’dooda dhabta ah iyo filimada ay ku jilayn

10 Aktaro oo Bollywood oo duq ah  kuwaaso filimo qaar ah ku jilayn da'dooda dhabta ah iyo filimada ay ku jilaynBollywood waa shirkada balaaran...

Arrin Xiiso Badan: Shactiroole Rajpal Yadav Oo Lagu Soo Daray Mashruuca Coolie No.1 Dib U Samayntiisa

David Dhawan iyo wiilkiisa Varun Dhawan ayaa waxa ay a dhawaan bilaabi doona shaqada dib u samaynta filimka Coolie No.1 qaybtiisa kaaso uu hore...

Rasmi: Ajay Devgan Iyo Ranbir Kapoor Filimkooda Aan Magaca Loo Bixin Oo Loo Helay Labo Atariisho Filimkas la Jilayaan Hadaaba Deepika Padukone Qayb Miyay...

Ranbir Kapoor Iyo Ajay Devgan ayaa markii labaad filim ku midoobi doonan iyagoo lagu xasiisto filimkii Rajneeti kaaso ka hadlaayay Arimaha Siyaasada sanadkii 2010...

MOST POPULAR