10 Agab Ee Ugu Qaalisan Uu Haysto Aktarka Amir Khan

mid ka mid ah xidigaha ugu weyn Bollywood-Ka taariikhda amir khan sidoo kale ka mid ahaa hogaamiyaasha 30 sano ee ugu dambeesay shirkada bollywoodka amir khan waa aktar qani ah marka laga cabir qaato lacagta uu haysto oo lagu qiyaasay Inay la eg tahay 1,400 Crore iyadoo amir khan uusoo galo lacag lagu qiyaasay 143 Crore sidoo kale amir khan waxa uu ka mid yahay aktarada ugu mushaarka badan isagoo aflaamtiisa ay hogaaminayaan kuwa ugu badan ee lacagta kasoo xareeyay gudaha india iyo daafaha caalamka sida filimka dangal oo noqday filimka bollywood lacagaha ugu badan soo xareeyay waxan ku haaaa 10 agab oo qaali ah kuwaaso  isugu jiro baabuur iyo guryo uu haysto aktarkan

fadlan hoos ka daawo agabyada uu aktarkan haysto

1. BMW 7 Series – Rs 1.2 Crore

2. Range rover  – Rs 1.74 Crore

 

3. Fadhi Dhamaystiran – 2 Crore

4. Bentley Continental Flying – Rs 3.10 Crore

5. Rolls Royce coupe – Rs 4.6 Crore

6. Mercedes Benz s600 – Rs 11.6 Crore

7. Guri Ku Yaala Magaalada Bungalow – Rs 15 Crore

8. 22 Guri Oo Ku Yaala Magaalada Shahabad – Rs 30 Crore

9. Dabaq Ku Yaala Xaafada Bandra Magaalada Mumbai  – 65 Crore

10. GuriKu Yaala Magaalada Hills Dalka USA – 75 Crore

1 Comment

Comments are closed.