10 Agab Ee Ugu Qaalisan Uu Haysto Boqorka Boxx Office Ka Salman Khan 

salman khan kaliya maahan aktar filimada sameeya sidoo kale waxa uu leeyahay shirkadda dhar fashionka sameeya Inta badan Xidigan saxaafada waxay ugu yeertaa “The Tiger of Bollywood”, “Blockbuster Khan”, “Boxoffice King”, sidoo kale wuxuu caan ku yahay “Bhaijaan” iyo “Sallu” oo ay taageerayaashiisa ugu yeeraan.

Shabakada CNN waxay Salman Khan ku tilmaantay inuu ka mid yahay xidigaha aduunka ugu awooda badan “One of the World’s Biggest Stars” Hadaba Salman Bhai waa atoore miisaan culus ku leh Bollywood-ka laguna tilmaamo shaqsi awood ahaan aan loo dhawaan karin,

salman khan waxa uu ka mid yahay xidigaha lacagaha ugu badan soo gala sanadkii waxa uuna 10 sano ee ugu dambeesay  hogmaanayay Boxx-Oficce bollywoodka

isagoo sanadkii hore soo gashay daqli dhan Rs  232 Crore  37 milyan oo u dhiganta 37 million waxan ku hayaa 10 agab ee ugu qaalisan uu leeyahay mega star salman khan

fadlan hoos ka daawo sawirada agabyadacuu aktarkan haysto

1. giana probel 2014 XTC  – Bicycle  – Rs 4.5 Lakh

2. Motorbikes  – Rs  16 Lakh

3.  Lexus LX470 – Rs 2.32 Crore

4. Doon Raaxo ah – Rs  3 Crore

5. Gurigiisa Galaxy Apartment ee ku yaala mumbai  – Rs 16 Crore

6. guri 11 dabaq ah oo dhismo ku socda – Rs 30 Crore

7. Guri iyo beer Isku dhexyaala – Rs 80 Crore

8. Guri Ku Yaala goa – 100 Crore

9. Shirkadda Being Human – 235 Crore

10. Shirakadda aflaamta qarash-gareesa ee SalmanKhan Films – 900 Crore