10 Aktaro oo Bollywood ka Kuwaaso Kuwaaso Weli Aan Samaynin Aflaamta Horror ka

shirkada bollywood waxa ay sameesa aflaamo kala sheeko duwan kuwaaso in badan dadka soo jiitaan sababtoo ah waxaa filimkaas hogaamiye looga dhigaa aktar caan ah

sanadahan dambe bollywoodka waxa ay ka gaabiyeen samaynta aflaamta cabsida ama horrorka iyadoo u weecdayn samaynta aflaamta actionka iyo shactirada

laakiin waagii hore Bollywoodka waxa ay samayn jirayn aflaamo cabsi ah kuwaaso sheego wanaagsan sida Raaz , Boothnat iyo kuwo kuwa kale oo badan

sidoo kale waxaa aan aragnay aktaro ka mid ah kuwooda ugu caansan oo sameenayaan aflaamo cabsida sida Ajay Devgan , Amithab Bachchan , Shah Rukh Khan , Salman Khan iyo kuwa kale oo badan

laakiin waxaa jira aktaro fanka ku jiray muddo bada laakiin weligood aan samaynin hal filim oo cabsi ama horror ah haddaba aan eegno liiska xidigahaas yaa ka mid ah

1. Hrithik Roshan

2. Priyanka Chopra

3. Deepika Padukone

4. Ranbir Kapoor

5. Amir Khan

6. Kareena Kapoor

7. Katrina Kaif

8. Shahid Kapoor

9. Aishwarya Rai

10. Alia Bhatt