ARRIMAHA BULSHADA WARARKA MAANTA

10 Arimood Oo Marwada Seygeeda Kusoo Jiidan Karto!!

 

1-Farxad: qof xanaaq badan cidna ma jeclo marka isku day inaad faraxsanaato xili walba waliba marku yimaado dhoola cadeynta badi iyo qosol oo aad kusoo dhaweysi.

2-Nadaafada jirkaada iyo mida gurigaada ku dadaal..

3-Raashiinka macaan waa hubkale aad kusoo jiidan karto seygeeda nin walba gabar raashiin macaan karisa ayuu jecelyahay.

4-Taageerida iyo garab istaaga isku day inaad ku dhiiro galiso howlihiisa Ragga inta badan waxay aaminsanyihiin guul walba oo ay gaaraan in dumar kadambeyso kudhiiri gali howshiisa.

5-Caruurta markuu canaananaayo haka celin adigo caruurta dhabarka marsanaayo ee dhankaada ka canaano markuu canaananaayo oo hal dhinac kasoo wada jeesta.

6-Xushmad u muuji marwalba seygeeda oo hadalo xushmad darro hakula hadlin marwalba ha dareemo inaa aktiisa ka tahay qofka ugu xushmada weyn noloshaada uguna qaalisan.

7-Jaceylkaada dareensii xiliyada jawiga degen u sheeg inaad jeceshahay sababto ah “Waan ku jeclahay” wax badan ayee daweeysaa.

8-Markuu shaqada kujiro oo aad ogtahay ha wicin hadii deg-deg muhiim ah jirin kaliya fariin qoraal qurux badan u dir isaga kuu soo jawaabayo sababto ah Ragga markee mashquulsan yihiin in lasoo waco ma jeclo.

9-Waligaa dadka hortooda wax haku weydiin seygaada wax walbo rabto xiliga jiifka ee aad seexaneysan weydiiso waa xiliga ugu wanaagsan.

10-Hadii aad ka qaldantahay raali gareey oo haka faanin hana ka kibrin hadii uu kaa qaldanyahayna u sabir si gurigiian u badbaado.

Walaashey sameeynta arimahan guul weyn ayaad ku gaaree ha is dhihin isagaba kama helo intaan ee ani maxaa ugu sameeyna ha is dhihin nin la iskuma daadiyo hadii kale wuu kugu dul soconaa.

Gabdho badan oo sidaa ku fikireen ayaa maanta guryahooda ka burbureen noqo gabar dabeecad wanaagsan sabir iyo dulqaadna leh sameey qodobadan iyo kuwa kale.

Lasoco Qeybta Xigta 10 Arimood Oo Ninka Xaaskisa Kusoo Jiidan Karo…

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…

Related posts

Rasmi: Suriya filimkiisa NGK oo ganacsi wanaagsan sameeyay shalay iyo maanta oo Sabti ah sida uu ku bilaawday

Zakarie

Daawo: Maanta Oo Kale 28 May Kubada Cagta Maxaa Laga Diiwaan Galiyay

Zakarie

Bollywood Flash Back: Dhacdooyin Hore Ee Bollywood-ka Soo Maray Waqtiyo Kala Duwan!!

Ali Aadan

Maxay Tahay Sababta Shah Rukh Khan Ilaa Hadda Uusan U Daawanin Filimkii Uu Kusoo Caan Baxay Ee Deewana

Jabriil Abdikadir

10 Xiriir Jaceyl Ee Dhexmaray Xidigaha Bollywoodmka Kuwaaso Ugu Naxdinta Badnaa Markii Dadka Ay Ogaaden Kadib (+Sawiro)

Ali Aadan

Daawo: Wax Ka Ogaaw 10 waxyaabood oo Halyee Xavi Safarkiisa Cayaareed U Gaar Ah

Zakarie