10 Atariisho Kuwaaso Lagu Dhibaateeyay Goobaha Bulshada

maalin wacan Akhristayaasheena qiimaha badan marka la fiiriyo xidigaha bollywoodka waa kuwa caan ah oo leh taageerayaal fara badan

midaas oo xidig walba uu doonayo si marka aflaamtiisa tiyaatarada loo saaro uu u helo daawadayaal filimkiisa daawadaan laakiin markaas ma dareemaayo in mararka qaar uu dhibaato kala kulmi karo dadkaas

weliba si qaas dhanka atariishooyinka maadaama ay mar walba u nugul yihiin inaysan banaanka aadin iyadoo uusan la socon ilaalo

maadaama ay dhawr jeer ay dhibaato kala kulmayn goobaha bulshada ay buuxaan maanta waxa haya 10 atariisho kuwaaso dhibaatooyin kala duwan loogu geestay goobaha bulshada ay joogaan

fadlanhoos ka ka aqriso liiskaas atariishooyinkaas

1. Kareena Kapoor

Kareena Kapoor kaliya maahan atariisho sidoo kale waa qof si weyn u jecel caruurta kareena ayaa la kulantay dhibaato weyn mar ay kusoo laabanaysay gurigeeda

taaso ah dad fara badan ay ku soo xoobmeen iyadoo qaar ka mid ah dadkaas ay doonayeen inay taabtaan jirkeeda kareena maalintaas uma ahayn maalin wanaagsan

2. Katrina Kaif

atariishada filimka thug of hindustani ayaa ka mid noqotay dadka lagu dhibaateeyay bulshada dhexdayda waxa ay ahayd sanadkii 2005 xilli katrina ay soo laabnaysay bandhig masraxeedka ee durga pooja waxaana meel ay marto u diiday shacab-weynaha gobolka Calcutta

waxaana dad qaar ka mid ah ay atariishadan kusoo qaadayn weerar ah inay si xoog leh ku taabtaan jirkeeda taaso ugu damabayn ay kasoo gaareyn ilaalahayda

3. Sonakshi Sinha

gabadha u dhalay halyeeyga bollywoodka ee shatrughan sinha (canjeex) ayaa doonaynin in dib loo xasuusiyo maalintan xun sonakshi ayaa waxa dhibaato weyn kala kulantay xilli ay ku sugnayd koonfurta mumbai

iyadoo meesha ay Joogaayn dad fara badan kuwaaso doonayeen inay atariishadan qaawiyaan midaas laakiin waxaa ceybtayda u qariyay aktarka akshay kumar kaaso isku duubay atariishadan oo ooyintayda dhulka ku daadanaysay

4. Sonam Kapoor

sonam ayaa ka hartay kooxdayda kuwaaso show ku filim ku xayeesiinaayeen hotel ku yaala raanjahana waxaana atariishadan soo weeraray dad badan oo si waali ugu soo carareen dhankeeda

kuwaaso doonayeen inay fara-xumeeyaan atariishada laakiin nasiib wanaag waxaa kasoo gaaray ilaalada hotelka

5. gauhar khan

gabadhan caan ka ah Tv-Yada ayaa ku dhacay arrin naxdin leh xilli ay show ku qabanaysay masrax  ka dib waxaa  dharbaaxo ku dhuftay mid ka mid ah dadka ku sugnaa masraxa

waana mid lala yaabay laakiin sida la sheegay qofkaas waxa uu si weyn kaga carooday dhar ay iyada xirnayd kaaso ah dhar gaagaaban

6. amisha patel

amisha ayaa la kulantay fara-xumeeyn goortii ay doonaysay inay gasho goob dukaan ah waxaana ay dharbaaxo ku dhufatay mid ka mid ah dadka iyada doonayay inay fara-xumeeyaan

4. Sushmita Sen

sushmita ayaa waxa ay soo aaday dukaan lagu iibiyo dahabka markii ay doonaysay inay gasho dukaan ah waxaana ku xoobmeen dad fara badan taaso atariishadan u diidayn inay gasho dukaanka iyadoo ku qasbanaatay inay dib ugu laabato gaarigayda iskana aado gurigayda

3. bipasha basu

iyada waxa ay katrina kala qayb ahayd inay show u qabanaayeen pooja  bipasha oo ku guda jirtaa showga ayaa mid ka mid ah dadka daawanaye showga uu ka jiiday goonada ay sidatay taasi oo ay kaaso gaareyn ilaalada showga waxaana atariishadan loola cararay qolka dhar-badalida

2. koena mitra

koena ayaawaxa ay dhibaato weyn kala kulantay xilli ay ku beegnayd dabaal-daga sanadka cusub waxaana fara-xumeeyn u geestay nin ku sugnaa goobta xaflada laakiin ugu dambayn ninka waa la xiray ka dib markii ay goobta imaadayn police

1. asin

asin waa atariishada loo geestay dhibaatada ugu xun iyadoo show ay qabanaysay ay soo weerarayn dad fara badan iyadoo ay meesha kala carartay nafsadeeda madaama aya dadkaas doonayeen inay dhibaateeyaan fursad xitaa looma helin in sawir laga soo qaado goobtaas

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*