10 Atirisho Oo Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Diinta Islaamka Heystaan Oo Muslimiin Ah (+Sawiro)

 

Xidigaha Bollywoodka ee daafaha caalamka caanka ka ah qof walba diin u gaar ah ayuu heystaa inkastoo intooda badan diinta Hinduga heystaan hadana waxaa jiraan xidigo qaarkod oo diimo kale heystaan.

Waxaan idiin heynaa 10 atirisho oo kamid ah atirishooyinka Bollywoodka ugu caansan kuwaaso heystaan diinta islaamka waliba ah gabdho muslimiin ah.

liiskan waxaa kujiraan atirishooyin ay kamid yihiin, Huma Qureshi, Dia Mirza, Zareen Khan iyo kuwa kale kuwaaso heystaan diinta islaamka sido kalena kamid ah atirishooyinka maanta jiliinka wadaan.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Sawirada 10-ka Atirisho Bollywoodka Ee Muslimiinta Ah: 

Huma Qureshi:

Tabu:

Ayesha Takia:

Dia Mirza:

Sana Khan:

Zareen Khan:

Humaima Malik:

Mahira Khan:

Saba Qamar:

Sara Ali Khan: