Waa Kuwee 10-ka Filim Bollywoodka Kuwaaso Soconaya Waqtiga Dheeraa

fanka india waa mid ka duwan kuwa caalamka sids shirkada bollywoodka taaso ah mid in badan ka duwan shirakadaha kale ee caalamka ee aflaamta sameeyaan sida shirkada hollywoodka marka laga eego waqtiga uu filimka soconaayo

iyadoo laga yaabo aflaamta hollywoodka kiisa ugu waqtiga dheer inuu soconaayo labo saac taaso ah mid aan u badnayn inay intaas socdaan aflaamtooda laakiin aflaamta bollywoodka waa kuwa soconaya waqti fara badan

sababtoo ah waxa jira waxyaabo badan ay hollywoodka kaga duwan yihiin taaso ah madadaalada sida heesaha iyo xayeesiinada ama goos-gooska

taaso laga yaabo in hadad doonaysay inad daawato filimo qaar oo bollywood xiliga fiidkii kaaso laga yaabo inuu kula gaaraayo saqda dhexe habeenkii waana mid dadka qaar ay midaas ku dhaliilaan qaarkoodna ay ku taageeraan

haddabe aan eegno aflaamta bollywoodka ee waqtiga ugu dheer soconayaan

1. gangs of wasseypur  – 5 sac iyo 19 daqiiqo

2. tamas – 4 sac iyo 34 daqiiqo

3. loc kargil  – 4 sac iyo 15 daqiiqo

4. mera naam joker – 4 sac iyo 4 daqiiqo

5. sangam – 3 sac iyo 58 daqiiqo

6. hum saath saath hain  – 3 sac iyo 48 daqiiqo

7. lagaan – 3 sac iyo 44 daqiiqo

8. mohabbatein  – 3 sac iyo 36 daqiiqo

9. salaam ishq  – 3 sac iyo 36 daqiiqo

10. kabhi alvida na kehna – 3 sac iyo 35 daqiiqo