10 Jaceyl Oo Ka Dhex-Dhacay Gudaha Bollywood Ka Kuwaaso Guuleystayn


Qaybo Ka Mid Ah Xiriirada Ka Dhaca Bollywood Ka Waa Kuwa Aan Raagin Marka Loo Fiiriyo Natiijooyinka Ka Soo Baxa Dhamaantood Laakiin Waxa Jira Qaar-Ka Mid Ah Jaceyladaas Oo Gaaray Guul-Weyn Oo Guntood Noqotay Aroos.

Haddabe Aan Eegno Yaa Ka Mid Ah Dadkaas

10. Sunill Dutt Iyo Nargis

Labadan Ayaa Kulmay Iyadoo La Duubayo Filimka ” Do Bigha Zameen”  Sunill Aya Ka Mid Aha Raga Filimka Ka Shaqeenayay Halka Nargis Ay Ka Mid Ahayd Aktarad Caan Ah Xilligaas .Mar Aya Dhacday Iyadoo Ay Socoto Duubista Filimka Inuu Dab Ka Kaco Goobta Oo U Qabsado Dharka Nargis Laakiin Sunill Ayaa Ku Cararay Oo Bad-Baadiyay Iyada Halkaaso Ay U Qaaday Jaceyl Oo Natiijadiisu Noqotay Inay Is Guursadaan .

9. Dilip Kumar Iyo Saira Banu

Jaceylkooda Waa Sida Filim Oo Kale. Saira Iyo Dilip Ayaa Is Guursadeen Xilligaaso Saira Ay Jirtay 22 Sano Halka Dilip Uu Isagana Jiray 44 Sano Meesha Waxaa Jira Farqi Weyn Oo U Dhaxeeya Xaga Da’da Ah Laakiin Ma Saameyn Xiriirkooda Jaceylka Sidoo Kale Saira Ayaa Dilip Ugu Yeeri Jirtay  “Sahib” Mar Walba.

8. Amithab Bachchan  Iyo Jaya Bachchan

Runta Ahaantii Labadan Lamaane Waxaa Loogu Yeeraa  “Golden Couple” Gudaha Bollywood Ka . Labadan Lamaane Waxay Ku Kulmeen Goob Lagu Soo Bandhigayay Filimka “Guddi”  Labadan Lamaane Ayaa Jaceyl Isku Qaaday Inta Ay Duubayeen Filimkooda “Zanjeer”  Iyagoo Ugu Dambayn Is Guursadeen.

7. Dharmendra Iyo Hema Malini

Dharmendra Waa Xidig Nasiib Badan Isagoo Gacanta Ku Dhigay Gabadha Lagu Magacaabo “The Dream Girl ” Iyagoo Marka Ugu Horeesay Ku Kulmay Soo Bandhigida Filimka “Tum Haseen Main Jawan” Oo Labadan Uu Ka Bilaabmay Xariirkooda Markas Iyo Wixii Ka Dambeeyay Waxay Noqdayn Mid Iyagoo Ka Miro-Dhaliyay Jaceylkooda Oo Midas Dharmendra Ku Qasabtay Inuusan Dhaafin Hema Malini Isagoo Lahaa Xaas Iyo Caruur Oo Ku Qasabtay Jaceylka Uu U Hayay Hema Malini.