10-Jilaa Oo Bollywood-ka Ka Tirsan Sida Ay Taageer Badan Yihiin Barta Twitter  (+Sawiro)  

 

Baraha  bulshada  waa  meesha  kalii ee  jilaayaash  bollywood-ka  sida  joogtada  ugu  soo  bandhiga  wax  walbo  oo  ayaga  la  xariiro.

Sidaa  darteed  waxaa  idin  heynaa  15 jilaa  oo  bollywood-ka ee ugu taageeraha badan  baraha  bulshada gaar ahaan  Twitter-ka  sidoo kale waxaa la socdo inta post oo ay saareen iyo inta Post-kaas soo Follow gareeyo.

Fadlan hoo kaga bogo jilaayaasha Bollywood-ka ka tirsan ee ugu Followers badan ugu Tweets badan iyo inta soo Follow gareeyo post-kaas.

@iamsrk

Followers: 37.7M

@SrBachchan

Followers: 36.7M

@BeingSalmanKhan

Followers: 36.4M

 

@akshaykumar

Followers: 30 M

@deepikapadukone

Followers: 25.9 M

@iHrithik

Followers: 25.3 M

@aamir_khan

Followers: 24.5 M

@priyankachopra

Followers: 24.5 M

@AnushkaSharma

Followers: 19.2M

@aliaa08

Followers: 18.8M