10 Ka Shactiroole Ee India Kuwaaso Lacag Badan Ku Helay Inay Dadka Ka Qosliyaan Iyagoo Qaarkood Ay Millionaire Noqdayn

shactirada waa mid muhiim u ah bulshada ha noqoto sida aflaamta ama qof walba oo bulshada ka mid ah madaama mar walba laga helo farxad iyo qosol taaso qayb ka ah madadaalada

laakiin shactirada qof sameenaya waa nin muddo badan ku jir isagoo xitaa laga yaabo inuu bilaabay xiliga yaraan-nimadiisa waxaa maanta ku hayaa 10 shactiroolayaal kuwaado u dhashay dalka india iyo lacagaha ay ka helayn dadka ay ka qosliyaan

iyagoo lacagaha ay ka helaan barnaamijyada ka baxa Tv-Yada iyi iyagoo mararka qaar marti geliyay bandhigyada abaal-marinada lagu bixiyo sida shactiroolaha kapil sharma oo dhawr marti geliyay bandhigyada kala filmfare iifa strae screen zee awards iyo kuwa kale oo badan waxaa cajiib kugu noqonaya lacagah iyaga hadda haystaan madaama kaliya qosol ay dadka kusoo jiitaan

1. kapil sharma  – 26 million

2. bharti singh – 1 million

3. sunil grover  – 2.3 million

4. kiku sharda – 1 million

5. abish mathew – 2 million

6. kenny Sebastian  – 85 lakh

7. tanmay bhatt – 1.2 million

8. ashish chanchalani – 4 million

9. bhuvan bam – 1 million

10. zakir khan – 4 million

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*