10-Kii Iskudhac Ugu Waaweyned 90s Iyo Aflaamta Bollywood Oo Box-office-ka Dagaal Kudhex Maray (+Sawiro)

 

sida la og-yahay aflaamta ugu fiica iyo waqtiga ugu fiican bollywoodka waxa uu ahaa 90s madaama marka laga cabir qaato sida sheekada filimka actionka heesaha shactirada iyo weliba sida ay u xifaaltamayaan aktarka iyo laadarka

dadka ay ahaayeen kuwa daacad u ah aflaamta bollywoodka sidoo kalena iyaga waxa ay la imaan jirayn aflaamo waa weyn kuwaaso ay hogaamiye ka yihiin aktarada kala caan ah

laakiin sanadahan dambe waxaa meesha kabaxday gabi-ahaanba  daacadnimada daawadayaasha ay u hayeen bollywoodka madaama aysan la imaanayn aflaamo tayo leh iyagoo bur-buriyay xariirka ka dhaxeeya iyaga iyo daawadayaasha maanta waxan ku haya macluumaad u gaar ah xiliga 90s iyagoo xiligaas la arkaayay inay isku dhacaan aflaamo waa weyn kuwaaso ay hogaamiye ka yihiin aktarada kala ah caan ah

sidaas darteed waxa caawa kusoo gudbinayaa 9 kii isku dhac ugu weynaa ee dhacay 90d waxaana ka mid ah isku dhacaas aflaamo waa weyn

1. hello brother vs 1947 earth

 

waxaa la daawaday : 10 September 1999

ma jirto filim guuleystay labadooda waxa ay boxx office ka noqdayn flops

2. dil ky a kare vs hum tum pe marte hain

waxaa la daawaday: 24 September 1999

ajay devgan iyo govinda ayaa waxa dhex-maray dagaal weyn iyagoo la yimaadayn labo filim oo jaceyl ah laakiin labadooda midna ma bad-baadin madaama ay noqdayn flops

3. kohram vs taal

waxaa la daawaday: 13 august 1999

taageerayaasha ayaa doortayn inay daawadaan filimka heesaha macaan ee taal halka ay iska diidayn filimka ay hogaamiyaal ka yihiin aktaro miisaaanka culus oo kala ah amithab bachachan iyo nana patekar ee kohram sidaas darteed taal waxa uu noqday semihit halka kohram uu noqday flop

4. chachi 420 vs aflatoon

waxaa la daawaday: 19 December 1997

dadka ayaa u jeleecayn dhanka iyo filimka uu kamal hassan ku jilaayo labada door iyagoo ka weecdayn filimka uu hogaamiyahaka yahay aktarka akshay kumar chachi waxa uu noqday hit halka aflatoon uu noqday flop

5. dil to pagal hai vs ghulam-e-mustafa

waxaa la daawaday: 31 October 1997

Labdan filim waa kuwa wada guuleystay laakiin dil to pagal hai  waxa uu noqday blockbuster halka ghulam-e-mustafa uu noqday semi hit

6. mr & mrs khiladi vs deewana mastana

 

 

 

 

waxaa la daawaday : 10 october 1997

waxaa cajiib inay iski dhacayn labo filom shactiro ah sidoo kalena ay hogaamiye ka tahay atariishad juhi chawla laakiin dadweynaha waxaa si weyn usoo jiitay shactirada govinda iyo anil kapoor waxaana deewana mastana uu noqday hit weyn halka mr & mrs khiladi uu noqday semi hit

7. judwaa vs yeshwant

waxaa la daawaday : 7 February 1997

labdan filim waa ay wada guuleystayn laakiin waxaa awoodda guusha si weyn u qaatay filimka judwaa madaama uu noqday hit halka yeshwant uu noqday semi hit

8. akele hum akele tum vs ram jaane

 

waxaa la daawaday : 1 december 1995

waxaa Markan dagaal weyn u dhex-maray labada khans ee kala shah rukh khan iyo amir khan laakiin shah rukh khan oo xiligaas watayfilimka ram jaane ayaa cagta mariyay filimka amir khan ee akele hum akele tum  sababtoo ah ram jaane waxa uu noqday hit halka akele hum akele tum uu noqday flop

9. suhaag vs andaz apna apna

 

waxaa la daawaday: 4 november 1994

xiligaas maysan ahayn xiligii khans madaama ajay devgan iyo akshay kumar ay u awood sheegtayn amir khan iyo salman khan waxaana suhaag u noqday hit halka andaz apna apna uu flop noqday

10. hum apke kaun hai vs vijaypath 

 

 

 

 

 

waxaa la daawaday: 5 august 1994

isku dhacaan waa mid  awood ahaan lakala qayb-saday iyadoo fagta hore u awood badiyay filimka vijaypath laakiin waxaa dib usoo laba-kacleeyay filimka hum apke kaun hai kaaso lagu tilmaamo filimka ugu weyn taariikhda bollywoodka isagoo noqday all time blockbuster noqday halka vijaypath uu u noqday hit

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*