10 sawir oo u khaas ah gabadha xushmada badan Ronda Rousey kuwaas oo soo jiidasho leh.

 

Ronda Rousey waxay kamid tahay gabdhaha ka xamaasha cayaarta musaaracada WWE iyadoo haatan heysata suunka gabdhaha oo ay ka difaacatay saaxiibteeda Sasha Banks.

Ronda Rousey ayaa 7da bisha April sanadkaan gudihiisa markale suunkeeda difaacan doonto waxayna toogtaan is wajihi doonaan Becky Lynch oo ah gabadhii ku guuleysatay bandhiga Royal Rumble

Ronda Rousey oo ah gabar jir ahaan aad u dhisan sidoo kalana aad u dheer ayaa waxaa jiraan sawiro badan oo laga qabtay xili ay ka qeyb galeysay bandhigyo kala duwan waxaana halkaan idiin kugu soo gudbin doonaa 10kii sawir ee ugu shidnaa.

 

halkaan hoose ka daawo.