10ka filim ee ugu fiican filimada Hororka kuwaasoo Hollywoodka sameeyeen. sawiro

 

 

Filimada Hororka waa filimo xiiso leh sidoo kalana ay cabsi ka buuxdo waxaana maanta idiin soo gudbin doonaa 10ka Filim ee ugu xiisaha badan kuwaasoo ay soo saartay shirkada filimada Hollywoodka.

 

1-FRIGHT NIGHT.

Filimkaan wuxuu soo baxay 1985tii.

2-VAMPIRES.

Wuxuu soo baxay 1998dii.

3-BYZANTIUM,

Wuxuu soo baxay sanadkii 2012dii.

4-THRIST.

Waa filim soo baxay 2009kii.

5-WHAT WE DO IN THE SHADOWS.

Wuxuu soo baxay 2014tii.

6-GANJA & HESS.

Waa filim qadiimi ah misna soo baxay 1973dii.

7-DRACULA PAGES FROM A VIRGIN’S DIARY.

Wuxuu soo baxay 2002dii.

8-DAUGHTERS OF DARKNESS.

Waa filim kale oo qadiimi ah misna soo baxay 1971dii.

9-NADJA.

Wuxuu soo baxay 1994tii.

10-FROM DUSK TILL DAWN.

Wuxuu soo baxay 1996dii.

 

Hadaba akhristow intaan oo filim midkee ayaad ka daawatay midkee ayaana ugu xiiso badan?

Haduu jiro filim horror xiisana leh oo aan katagnay fadlan nala wadaag.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*