11 Aktar Oo Bollywood Ah Kuwaaso Isku Cimri Ah Laakiin Aan Isku Muuqaal Ahayn

fanka bollywoodka waa mid si weyn u balaaran kaaso awoodu leh inuu soo dhaweeyo aktar walba oo leh xirfad jiliin heer sare kaaso u gaar ah isaga laakiin qof walba waxaa xadida muuqaalkiisa kaaso kaliya kasoo bixi kara doorarka muuqaal ahaan u eg-yahay waxaad arkaysaa in aktar yar uu waalid noqdo qof isaga ka weyn waxaana sidoo kale jir aktaro caan isku da ah laakiin aan loo maleynin maadaama Muuqaalkooda uu aad u kala duwan yahay tusaale ahaan sunny doel waa aktar caan ah kaaso sameeya door atoore laakiin isaga waxaa ku cimri ah ninka lagu magacaabo alok nath kaaso kaliya kasoo bixi kara door aabo isagoo weligiisa samayn jiray doorkaas maanta waxan ku hayaa 11 aktar kuwaaso isku cimri ah laakiin aan isku muuqal ahayn

1. shah rukh khan iyo milind soman  = 53 sano jir

2. hema malini iyo farida jalal = 71 sano

3. akshay kumar iyo dilip joshi = 52 sano

4. govinda iyo sanjay mishra  = 56 sano

5. mandira bedi iyo pooja bhatt = 48 sano

6. hrithik roshan iyo nawazuddin siddique  = 46 sano jir

7. shilpa shetty iyo smriti irani = 45 sano jir

8. farhan akhtar  iyo ram kapoor = 46 sano jir

9. uday chopra iyo rohitt shetty  = 46 sano jir

10. sunny doel iyo alok nath = 62 sano jir

11. kareena kapoor  iyo gracy singh = 39 sano jir

F-G: Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Click kusii hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Xitaa haddii qoraalka uusan ku xiiso galineyn fadlan xayeysiinta Click noogu sii midaas ayaa muhiim noo ah anagana abaal ayaan kaaga heynaa.

Warbixin walbo xayeysiin ayay wadaata nagu caawi xayeysiimaha kala duwan inaad halmar Click ku siisid

1 Comment

Comments are closed.