11 xidig ee sameeya musalsaldada kuwaaso hela lacago ka badan qaar ka mid ah jilayaasha Bollywood bil kasta!

iyadoo wakhtiyadii hore waxaa  TV-ga lagu macnayn jiray  shaashadda yar kaaso aktarkan uu ku muujinaayo sida uu ugu qalmo inuu kusoo biiro bollywoodka laakiin hubaalshii Maanta television ayaa noqday balaaran kaaso xitaa mararka qaar tartan adag la galaa dhigiisa shirkada Bollywood ilayn waxaa marka marka kasii dambeesay sii kordhaya miisaaniyada wax soo saarka Tv-Yada

iyadoo xitaa qaar ka mid  jilayaasha TV  ay ku mushaar badan yihiin par xiddigaha bollywoodka maadaama qarash-gareeyaasha ay dhawaanahan bilaabayn inay lacagtooda ku  bixiyaan hay’adaha television sare sida,, iyo. Waayo, waxay muujinaysaa in television Indian waxaana sanadahan dambe sii kordhaya tirada daawadayaasha dhanka iyo t.v.

 1. Divyanka Tripathi

Divyanka waa mid ka mid ah atariishooyinka musalsalada loogu jecel yahay Divyanka dadka inta badan ku xasusstaan doorkeeda Ishita ee musasalkii hir-galay kaaso lagu magacaabo Yeh Hai Mohabbatein atariishadan ayaa waxa ay halkii xalqo mushaar ahaan loo siiyaa lacag dhan Rs 80,000 ilaa iyo 1 lakh halkii dhacdo.

2. Hina Khan

atariishadan dhibaatada badan ee hina khan waxa ay ka mid tahay atariishooyinka ugu mushaarka badan bollywoodka ee dhanka musalsalada hina waxaa ay ku caan baxday doorkeeda aka Akshara ka ee musasalkii Yeh Rishta Kya Kehlata Hai iyadoo halkii xalqo lagu siiyay mushaar dhan Rs 1 lakh ilaa iyo 1.25 lakh halkii dhacdo. Waxay sidoo kale waa mid ka mid ah atariishooyinka ka shaqaynta  television kuwooda ugu  mushaarka badan maanta

3. Karan Patel

karan waxaa marti-geliyaa show caanka ah ee Gumrah laakiin isaga waxa uu ka mid yahay aktarada ugu caansan Tv-yada isagoo ku caan baxay doorkii Raman bhalla

kaaso uu ku jilaayay musasalka Yeh Hai Mohabbatein waxaana halkii xalqo lagu siiya mushaar dhan  Rs 1 lakh ilaa iyo1.25 lakh

4. Ankita Lokhande

atariishadan hadda u dalacday dhanka iyo bollywood iyadoo dhawaan qayb ka ahayd filimkii manikarnika – the queen of jhansi kaaso ay hogaaminaysay atariishada Kanagana Ranaut laakiin atariishadan weli waxa  ay ka mid tahay shaqsiyaadka ugu mushaarka badan dhanka iyo musalsalada

iyadoo lagu xasuusta musasalkii caanka ahaa ee pavitra rishta kaaso ay isla wadayn aktarka  sushant singh rajput sanadkii 2009 Ankita Lokhande waxaa halkii xalqo ku qaadata lacag dhan  Rs 90,000 ilaa iyo 1.5 lakh

5. Ronit Roy

kani waa aktarka ay sida weyn u jeceshahay gabadha qarash-gareesa aflaamta iyo musalsalada ee ekta kapoor maadama musalsalada ay soo saaraha ka yahay badanaa uu aktarkan qayb ka yahay ronit roy waa aktar u dhaxeeya musalsalada iyo bollywoodka isagoo halkii xalqo ka helo lacag  dhan Rs 1.25 lakh

6. Saakshi Tanwar

waa shaqsi kale kaaso badanaa la shaqeeso ekta kapoor saakshi tanwar ayaa waxaa lagu xasuusta doorkeeda filimka dangal iyadoo filimkaas ku jilaysay amir khan xaaskiisa atariishadan ayaa waxa ay halkii xalqo ku qaadata 80,000 rupes

7. Ram Kapoor

ninkan caan ka ah sidoo kalena aan laga weynin musalsalada ekta kapoor ayaa waxa uu badanaa kasoo muuqda aflaamta bollywoodka iyadoo filimkii ugu dambeeyay uu keeno waxa ahayd filimkii baar baar dekho

isagoo door aabe ugu jilaayay atariishada Katrina Kaif sidoo kale ram waxa uu sumcad ku dhex-leeyahay dhanka iyo musasalada maadaama uu halkii xalqo uu ku qaato lacag dhan Rs 1.25 lakh

8. Drashti Dhami

Still image of Drashti Dhami as Geet

atariishadan dadka soomaalida si weyn ay ugu xasuustaan musasalkii caan baxay ee geet waxa ay ka mid tahay atariishooyinka ugu mushaarka badan musalsalada ka baxa Tv-Yada iyadoo

sidoo kale ku caan baxday doorkeeda rani ee musasalkii ek tha raja ek thi rani waxaana atariishadan halkii xalqo kasoo gala lacag dhan Rs 80,000 lakh

9.  Mohit Raina

aktarkan diyaarsan sidoo kalena sameeyay dhawr musasaladooda sida Devon ki dev iyo mahadev ayaa waxa uu soo galay liiskan aktarada ugu mushaarka badan isagoo halkii xalqo ka helo lacag dhan Rs 1 lakh

10. Shivaji Satham

aktarkan lagu xasuusto aflaamo badan oo bollywood isagoo inta badan waayihiisa aktarnimo lasoo shaqeeyay aktarka sanjay dutt isagoo la sameeyay filimo sida Vaastav , baaghi , Daag iyo aflaamo kale oo badan ayaa

shivaji waxa uu hadda ku caan baxay doorkiisa dambi baaraha  ee shivaji ee musalsalka CID isagoo halkii xalqo ka lagu siiyo Rs 1 lakh

11. Mishal Raheja

kani waa mid ka mid aktarada ugu caansan dhanka iyo musasalada aktarkan la wada jecel yahay ayaa waxa uu keenay dhawr musalsal oo caan ah sida Laagi Tujhse Lagan iyo Ishq Ka Rang safed. waxaana halkii xalqo lagu siiya mushaar dhan Rs 1.6 lakh

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*