12 Aktar Oo Bollywood Ah Kuwaaso Leh Diyaarad Qaas Ah Oo Nooca Raaxada Ah

shaqada film-samaynta ama jilaanimada waxa ay mid tahay shaqooyinka ugu taajirsan ee dalka india iyadoo aktarada bollywoodka waxa ay u nool yihiin nolol raaxo leh.

waxaana ay xilli walba  jecel yihiin inay u noolaadaan sida taajirnimada Iyagoo jecel inay ku socdaan, baabuurta qaali ah, inay xirtaan dharka qaali ah kaaso lasoo naqshadeeye

sidoo kale waxa ay jecel yihiin marka ay nasiino qaadanayaan inay  inay u dalxiis taagan wadamads ugu caansan caalamka

waxaana xiligaas ay hore u kaxeesanayaan qoyskooda si ay usoo damaashaasaan sidaas darteeda aktaro qaar oo bollywoodka ka mid ah ayaa waxa ay iibsadayn Diyaaradaha gaar si ay ugu duulaan waqti walba ah waana qayb ka mid nolosha loo yaqaan life style

haddaba aan isla ogaano 12 aktar oo bollywood ah kuwaaso leh diyaarad qaas ah

1. shah rukh khan

2. salman khan

3. amithab bachachan

4. ajay devgan

5. shilpa shetty Kundra

6. hrithik roshan

7. priyanka chopra

 

8. akshay kumar

9. anil kapoor

10. mandhuri dixit

11. sunny Leone

12. Diljit singh

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*