12 Atirisho Ugu Cabsida Badan Bollywoodka Iyo Waxyaabaha Ay Ka Baqaan Sida Xasharaadka Qeybtii 2-aad (+Sawiro)

Sida guur Ragg iyo Dumar waxaa in badan geesisan Ragga oo dumarka qalbigooda waa jilcanyahay waxyaabo yar yar ayee si fudud oga baqaan ama oga cabsadaan midaasna waa abuuris Alle SWT.

Hadii aad aragto Dumar cayayaan ama xashaarad ama waxyaabo iska yar ka baqayaan ha moodine inee kas iyo kutalo gal ka tahay ee waa xaqiiq jirto oo sida ayaaba lagu abuuray waana wax xag Alle ah.

Waxaan idiin heynaa 12-ka atirisho Bollywoodka ugu cabsida badan ileen dadka isku mid ma ahan dumarkana isku mid ma ahan oo wey kala cabsi ama baqdin badan yihiin mid walbana wax gooni ah ayee ka cabsataa.

Halkaan hoose kaga bogo 12 atirisho iyo waxyaabaha ay ka cabsadaanQeybtii labaad:

Celina Jaitly:

Phobia

Atirishadan waxay aad oga cabsataa ama ka baqataa balanbaalista (Butterflies) waana nafleyda dunida ay ugu necebtahay.

Sonam Kapoor:

Phobia

Sonam cabsideeda waa kaliya inee wiish raacdo aad ayeena oga baqdaa wiishashka caalamka la raaco halkii jaran jarada dabaqyada dheer loo kori lahaa.

Tanisha Mukherjee:

Tanisha Mukherjee live

Tanisha film wey duubi kartaa balse aduunka waxay u necebtahay inee dad hor istaagto markaas wax duubto (Live) mana ahan shaqsi xafladaha bandhig ka sameyaan si live ah oo dadka u wada jeedaan.

Bipasha Basu:

Phobia

Soo layaab ma ahan qof qosolkiisa qawaaf ka qabo ama ka cabsanaayo, Bipasha hadii ayado qosleysa ay muraayad isku eegto wey naxee waxay aaminsantahay in ay ku xuntahay qosolka ayadoo ka cabsaneysa inee dadka la yaabaan..

Dhamaad…

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…