12 Sawiro U Gaar Ah Quruxleyda U Dhalay Shah Rukh Khan Taaso Lagu Magacaabo Suhana Khan

Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan waxuu aabo u yahay sedex caruur ah mid kamid ahna ay tahay gabar lagu magacaabo Suhana Khan taaso hader soo qaan gaareysa.

Shah Rukh Khan gabadha quruxda badan ee uu dhalay Suhana Khan waa mid kamid ah saxaafada dhalinta ay xiiseyaan kuwaaso ay dhaleen xidigaha caanka ah

gabadhan ayaa sidoo kale waxaa ay si weyn u gil-gilaysaa baraha bulshada iyadoo mar walba soo dhigta sawiro shidan oo qurux badan waxaana midaas ay keentay in si weyn loogu mashquulo gabadhan

fadlan hoos ka daawo 12 sawir oo laga soo bandhigay suhana khan