13 Atirisho Bollywood AhTimahooda U Xiireen Ama U Jareen Lacag Darteed (+Sawiro)

Bollywoodka markii la joogo muuqaal ahaan qofka wuu is bedelaa xiliyo kala duwan ama xiliyo isku dhow dhow maadama uu film sameenayo.

Waxaad arkeysa qof marna miisaankiisa sare u qaadayo marna hoos u dhigaayo qof timahiisa xiirayo ama jaraayo iyo waxyaabo lamid ah si uu doorkisa shaashada kaga dhabeeyo.

Hadaba waxaan idiin heynaa 13 atirisho kuwaaso timahooda dheer lacag darted u jareen ama u xireen si ay doorkooda shaashada kaga dhabeyaan jibaar lacagta mushaarka filmka ka badan ayeena ku qaateen kista ay jareen timahooda ama xiireen.

Halkaan hoose kaga bogo qeybta kowaad maqaalka iyo atirishooyinka lacag darted timahooda u jareen:

Priyanka Chopra:

Timaha ayee iska xiirtay PeeCee si ay kaga dhabeyso doorkeda filmka Mary Kom si ay kaga dhabeeyso shaashada horteeda waxayna ku qaadatay sedex jibaar mushaarka filmka markii hore lagu heshiiyay maadama timaheeda ay jartay..

Shilpa Shetty:

Atirishada Shilpa ayaa madaxa iska xiirtay filmka The Desire ee sanadkii 2010 la daawaday aawgiis waxayna ku qaadatay lacago siyaado ah ama lacag badan doorkeda ay madaxa xiirtay dartiis..

Jennifer Winget:

Atirishada Tv-yada caanka ka ah Jennifer waxay madaxa u xiiratay musalsalkeeda caanka ah Beyhadh kaaso laga dalbaday inee madaxa xiirato lacago badana ku qaadatay doorkeda..

Nia Sharma:

Nia waa mid kamid ah atirishooyinka Tv-yada caanka ka ah sido kale xidigtaan waxay ayadana timaheeda dheera u jartay misane u xiirtay musalsalka caanka ah ee Ek Hazaaron Mein Meri Behna Hai oo ay lacag badan ku qaadatay doorkas..

Anushka Sharma:

Anushka Ae Dil Hai Mushkil ayee timaha u xiiratay ayaa las heegay xidigtaan waxayna ku qaadatay abaal marino gaar ah iyo mushaar xad dhaaf ah doorkeda ay madaxa xiiraneyso…

Wuu Socdaa Maqaal……

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*