13 Sawir Aan La Rumeysan Karin Laakiin Aan Photoshop Ahayn Waa Inaad Rumeysataa

internet ka dhab ahantii waaba mucjiso taaso mar walba aad ku dhex jirto ka yaabiya waxaa internetka loogu isticmaal badan yahay sida facebook intagram twitter iyo weliba YouTube ka

waana shabakado hadda noqdayn kuwaa aasaasiga ah waana laga maarmaan waxaa dhacda in qof doonaya inuu dadka ku soo jiito waxyaabo fake ah ama gacan ku samees ah si dadka kaga yaabiya

laakiin waxa maanta ku hayaa sawiro dhab ah ee aad la yaabi doonto markaad aragto adiga mooda inay fake ama Photoshop yihiin laakiin waa inaad aamintaa

waana kuwa si xaqiiq loo qaaday kuwaaso qaar hadalkaaga yareen doona si aad muddo saacado u daawato waana kuwa aad la yaabi doontid

fadlan hoos ka daawo sawiradan aan la rumeysan karin laakiin dhab ah